WASIIR KU XIGEENKA OO SOO XIRAY TABABAR

    Wasiir ku xigeenka Ahna kusimaha wasaaradda Shaqada iyo Arimaha Bulshada Dowladda Jubbaland, Mudane ibraahim Qooshow, ayaa ka qeyb galay Gabo-gabada tababar uu soo qaban qaabiyay Guddiga Shaqaalaha Rayidka Dowlada Jubbaland, Oo socday muddo 9 maalmood ah. Tababarkan oo loo qabta Agaasimayaasha Waaxyaha Maamulka Maaliyada iyo Saraakiisha waaxyahaas Ee Xarumaha Dowlada Jubbaland. Tababarkan ayaa […]

KULANKA BILLAHA EE ISKU-DUWIDA ILAALINTA BULSHADA

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ayaa qabatay shirka billaha ah ee iskuduwidda hawlaha ilaalinta bulshada, kaas oo ay ka soo qeyb galeen hey’adaha kala shaqeeya wasaaradda mashaariicda ilaalinta Bulshada. Shirka oo uu guddoomiyay Agaasimaha Maamulka Shaqaalaha iyo Maaliyadda Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, ayaa diiradda lagu saaray sidii loo xoojin lahaa wada-shaqeynta hey’adaha iyo wasaaradda, […]

ISTIRAATIIJIYADA ILAALINTA BULSHADA IYO TIXRAACA

Wasaaradda Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Dowladda Jubaland, Oo uu Hogaaminayo Agaasimaheeda Guud Mudane Cabdi Cabdulaahi Raabi, ayaa qabatay Tababar ku saabsan Istiraajiyadda Ilaalinta Bulshada Iyo Shuruudaha Tixraaca Ee waaxda Ilaalinta Bulshada. Tababarkan Oo lagu marti Qaaday Agaasimaha Guud Ee wasaaradda Qorshaynta iyo Howl wadeeno ka kala socda Wasaaradaha Qaar, Hey’adda Baraka Qoxootiga, Dowladda Hoose Ee […]